Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF, dhawaana laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ayaa saaka gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland Qalbi-Dhagax ayaa ka ambabaxay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Hargeysa. Shacab fara badan oo xiran Calanka dowlad degaanka Soomaalida … Continue reading Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)